Qaamuuska Asalka
jallaadasho
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld jillaadad, jillaadasho.
Erayo la-mid ah
jallaad1. Kutub Quraanka oo dhami ku qoranyahay. 2. (-dyo, m.dh) To…jallaadKitaab jildi ku dahaarid. ld jillaad².jallaadanKutub wax jildi la geliyey noqosho. ld jillaadan¹.jallaadanKutub wax jildi la geliyey ahaansho. ld jillaadan².jallaaddeeKitaab quraan jalaadyo u qaybin.jallaadeysanWax jallaadyo loo qeybshey ahaansho.jallaadeysnaanld jallaadeysnaansho.jallaadidld jillaadid.

