Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

jallaadan

(-dmay, -dantay; -dmi)
Falmg1

Macnaha

Kutub wax jildi la geliyey noqosho. ld jillaadan¹.

Erayo la-mid ah

jallaad1. Kutub Quraanka oo dhami ku qoranyahay. 2. (-dyo, m.dh) To…jallaadKitaab jildi ku dahaarid. ld jillaad².jallaadashold jillaadad, jillaadasho.jallaaddeeKitaab quraan jalaadyo u qaybin.jallaadeysanWax jallaadyo loo qeybshey ahaansho.jallaadeysnaanld jallaadeysnaansho.jallaadidld jillaadid.jallaadmidld jillaadmid.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms