Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

jallaad

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Kutub Quraanka oo dhami ku qoranyahay. 2. (-dyo, m.dh) Toddobada subac ee quraanku ka koobanyahay midkood. 3. (-dyo, m.dh) Jildi korka kaga dahaaran kutub. ld jillaad¹.

Erayo la-mid ah

jallaadanKutub wax jildi la geliyey noqosho. ld jillaadan¹.jallaadanKutub wax jildi la geliyey ahaansho. ld jillaadan².jallaadashold jillaadad, jillaadasho.jallaaddeeKitaab quraan jalaadyo u qaybin.jallaadeysanWax jallaadyo loo qeybshey ahaansho.jallaadeysnaanld jallaadeysnaansho.jallaadidld jillaadid.jallaadmidld jillaadmid.
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms