Qaamuuska Asalka
jallaaf
(-fay, -ftay)Falg1
Macnaha
Cid socota si ay u kufto lug u dhigid. ld jallaafee, jillaaf, jillaafee.
Erayo la-mid ah
jallaad1. Kutub Quraanka oo dhami ku qoranyahay. 2. (-dyo, m.dh) To…jallaadKitaab jildi ku dahaarid. ld jillaad².jallaadanKutub wax jildi la geliyey noqosho. ld jillaadan¹.jallaadanKutub wax jildi la geliyey ahaansho. ld jillaadan².jallaadashold jillaadad, jillaadasho.jallaaddeeKitaab quraan jalaadyo u qaybin.jallaadeysanWax jallaadyo loo qeybshey ahaansho.jallaadeysnaanld jallaadeysnaansho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
