Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

jambareer

(-ray, -rtay)
Falmg1

Macnaha

Daal, harraad iyo gaajo badan la kulmid.

Erayo la-mid ah

jambaqOrgi yar oo aan shumbulnimo gaarin.jambaqnimoJambaq ahaansho.jambareeroDhibaato harraad, gaajo iyo daal badani dhaliyaan. ld jambar…jambareerooJambareero dareemid.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms