0

wiiq

m l

1. Bowdada madaxeeda misigta ku jira. 2. Misiqta fiiqeeda.

0

wiiqan

f mg4 (-qnaa, -qnayd)

Wax la wiiqay ahaansho.

0

wiiqid

m f dh

Eeg: wiiq²

0

wiiqmid

m f dh

Eeg: wiiqan¹

0

wiiqnaan

m f dh

ld wiiqnaansho.

0

wiiqnaansho

m l

/dh ld wiiqnaan.

0

wiir

m dh (-rar, m.l)

Ciyaarta godootan, xabbad keliya oo god keligeed la dhigay.

0

wiirawiire

m l

1. (c.fal.) Harkii kolka qorraxdu dhinacna diiddo. 2. Dhibaato kasta oo kulul.

0

wiirawiiro

m l

1. Nooc shimbirada ka mid ah. 2. Nooc ciyaaraha ka mid ah; wiiro. 3. ld wiirawiire.

0

wiiro

m dh

1. Xumaan uurka la isugu hayo; utun. 2. Cayaar beeralaydu tumato oo ka mid ah cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka.

0

wiirsasho

m f dh

Eeg: wiirso

0

wiirso

f mg3 (-saday, -satay)

Ku w.: cid ku jeesjeesid; ku digasho.

0

wiish

m l (-shash, m.l)

1. Makiinad waxyaalaha culculus lagu qaado, waxay leedahay sal nagi iyo gacan dheer oo wareega oo afkiisa hore xarig ama silsilad gan qaroofan leh oo wax la suro. 2. Qalab laga sii daayo yeer oo digniin bixiya. 3. Aalad gu- ryaha dabaqyada dhaadheer leh lagu fuulo lagagana soo dego.

0

wiisito

m dh (-ooyin, m.l)

Baaritaan caafimaad.

0

wiiwii

m dh sh r

Erey tilmaama cabaad, jibaad.

0

wil

m l

1. Dharka dumarku xirtaan nooc ka mid ah oo khafiif ah. 2. Halka ay iska galaan misigta iyo bawdada. 3. Isha birteeda.

0

wilgee

f mg2 (-geeyay, -geysay)

Eeg: wiglee

0

wilgeyn

m dh

Eeg: wigleyn

0

wilgo

m dh

Eeg: wiglo

0

wiliqdhabayn

m f dh

ld wiliqdhabays.

0

wiliqdhabays

m l

Eeg: wiliqdhabayn

0

wiliqdhabee

f g2 (-beeyay, -beysay)

Awr dad cun ah carin.

0

wiliqdhabo

m dh

Carinta la cariyo awr dad cun ah.

0

willad

m l

Eeg: willasho

0

willasho

m f dh

ld willad.

0

wille

m l

Dhagaxa kore ee maxdinka; weled.

0

willo

f mg3 (-laday, -latay)

1. Wax dhaqaaq degdeg ah samayn. 2. Nafley didid.

0

winiin

m l

1. Safan yar. 2. (-nno, m.dh) Fu- ruuruc dhalada madaxa ka soo baxa.

0

winiini-elektaroon

m l (kiim.)

Tirada kuwaan- tam ee winiiniga oo lagu asteeyo m ; kana tarjumaysa winiiniga elektaroon kasta, waxa- na la siiyaa qiimeyaasha +1/2 ama -1/2.

0

wiqiyad

m dh (-do, m.l)

Miisaan dhan 28,35 garaam ama rodol lix iyo toban meelood loo qaybiyey hal meel (1/16 rodol). ld wiiqiyad, wuqiyad.

0

wir

e d

Car! Ma ku dhacda!

0

wirayn

m f dh

Eeg: wiree

0

wiree

f g2 (-reeyay, -raysay)

Cid wir ama car ku dhihid.

0

wiriiri

m l

1. Jiraca qaarkii; xasharaad dadka qaniina; dhuxunkureeb. 2. Qof w. ah: qof caaro fudud ah.

0

wiriiryaan

m l

Wax farabadan oo meel wada jooga oo intaas is dabammaraya.

0

wiriq

m dh

1. Halaq aan wax qaniinin. 2. ld biriq¹.

0

wiriqlaawe

m l (-nno, m.dh)

(kiim.) Walax adke ah oo aaney atamyeedeedu lahayn ha- bayn qumman. Taas macnaheedu waa ma aha wiriq.

0

wiriqle-aayooneed

m l (-layaal ..., m.l/dh)

(kiim.) Wiriqle ka kooban ayoonada laba curiye ama in kabadan.

0

wiris

m dh

Shimbir la shaqaysa herinta; maras.

0

wirwir

m l

1. Dhalanteed. 2. Socodka la socdo wakhtiga qorraxdu aad u kulushahay. 3. ld wirwirid.

0

wirwirid

m f dh

ld wirwir¹.

0

wisaayad

m dh

Eeg: wasaayad

0

wishaar

f g1 (-ray, -rtay)

Wax duugoobay sidii uu hore u ahaa ka dhigid (guri, doon, iwm).

0

wishaarid

m f dh

Eeg: wishaar²

0

wiswis

f mg1 (-say, -stay)

1. Dooq adag lahaansho.². ld waswaas².

0

wiswisi

f g2 (-iyay, -isay)

1. Cid wax kasta oo ay samayn lahayd ka shakisiin. 2. ld waswaasi.

0

wiswisid

m f dh

ld waswaasid.

0

wiswisin

m dh

ld waswaasin.

0

witir

m l

Eeg: watar

0

wiyeer

m l kh

1. Biyo culus oo dhanaan yari ku jiro. 2. Biyo aan xareed ahayn. 3. ld wayeer.

0

wiyil

m l (-llo, m.dh)

Nafley aad u weyn oo labo gees wejiga ku leh, waxaa ku gaashaa- man harag aad u qiro weyn una adag.

0

woob

m l

Midab hurdi ah.

0

wood

m l (-dad, m.l)

Cod doorasho.

0

woodid

m f dh

ld wooteyn.

0

wootee

f mg2 (-teeyay, -teysay)

Eeg: wood²

0

wooteyn

m dh

Eeg: woodid

0

woqooyi

m l

Jihada koofur u tusmaysan ama ka soo hor jeedda. ld waqooyi.

0

wow

m l

Magac carbeed oo tilmaama xarafka “w”.

0

wuqiyad

m dh

Eeg: wiqiyad

0

wuxuu

astaamiya heer dhaqameed bani'aadam oo ka dhexeeya dadyowga kala duwan ee ma astaamiyo muddo cad oo waqtiyaysan.

0

wuxuush

m dh w

Eeg: waxash