Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

wiriiri

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Jiraca qaarkii; xasharaad dadka qaniina; dhuxunkureeb. 2. Qof w. ah: qof caaro fudud ah.

Erayo la-mid ah

wiriiryaanWax farabadan oo meel wada jooga oo intaas is dabammaraya.wiriq1. Halaq aan wax qaniinin. 2. ld biriq¹.wiriqlaawe(kiim.) Walax adke ah oo aaney atamyeedeedu lahayn ha- bayn …wiriqle-aayooneed(kiim.) Wiriqle ka kooban ayoonada laba curiye ama in kabada…wirisShimbir la shaqaysa herinta; maras.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms