Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

wiriiryaan

MagacLafdheeri

Macnaha

Wax farabadan oo meel wada jooga oo intaas is dabammaraya.

Erayo la-mid ah

wiriiri1. Jiraca qaarkii; xasharaad dadka qaniina; dhuxunkureeb. 2.…wiriq1. Halaq aan wax qaniinin. 2. ld biriq¹.wiriqlaawe(kiim.) Walax adke ah oo aaney atamyeedeedu lahayn ha- bayn …wiriqle-aayooneed(kiim.) Wiriqle ka kooban ayoonada laba curiye ama in kabada…wirisShimbir la shaqaysa herinta; maras.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms