Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

wiiro

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Xumaan uurka la isugu hayo; utun. 2. Cayaar beeralaydu tumato oo ka mid ah cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka.

Erayo la-mid ah

wiirCiyaarta godootan, xabbad keliya oo god keligeed la dhigay.wiirawiire1. (c.fal.) Harkii kolka qorraxdu dhinacna diiddo. 2. Dhibaa…wiirawiiro1. Nooc shimbirada ka mid ah. 2. Nooc ciyaaraha ka mid ah; w…wiirsoKu w.: cid ku jeesjeesid; ku digasho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms