Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

watar

MagacLafdheeri

Macnaha

Salaad sunne ah, habeenkii la tukado oo rakcadaheedu tiro kisi ah yihiin. ld witir.

Erayo la-mid ah

watabbiirCaano raagay oo aad dhanaan u noqday.watahsashold watahsad, watahsi.watahsoKa w.: meel wax laga sugayey gacmo-marnaan kaga tegid.watatacoobidld waddadacoobid, waddaddacow¹, watata-cow¹.watatacowRafaad la kulmid. ld waddaddacow².
Erayga Manta
manjarroorsanaanld majarroorsanaan, majarroorsanaansho, manjarroorsan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms