Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

watahso

(-saday, -satay)
Falmg3

Macnaha

Ka w.: meel wax laga sugayey gacmo-marnaan kaga tegid.

Erayo la-mid ah

watabbiirCaano raagay oo aad dhanaan u noqday.watahsashold watahsad, watahsi.watarSalaad sunne ah, habeenkii la tukado oo rakcadaheedu tiro ki…watatacoobidld waddadacoobid, waddaddacow¹, watata-cow¹.watatacowRafaad la kulmid. ld waddaddacow².
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms