Qaamuuska Asalka
wiish
(-shash, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Makiinad waxyaalaha culculus lagu qaado, waxay leedahay sal nagi iyo gacan dheer oo wareega oo afkiisa hore xarig ama silsilad gan qaroofan leh oo wax la suro. 2. Qalab laga sii daayo yeer oo digniin bixiya. 3. Aalad gu- ryaha dabaqyada dhaadheer leh lagu fuulo lagagana soo dego.

