Qaamuuska Asalka
maxay
ewe
Macnaha
1. Erey weyddiimeed oo ka kooban 'maxaa' iyo 'ay', labo xaaladood ayaana loo adeegsadaa, sida: a) “Waa maxay?”; b) “Maxay doonaysaa ama doonayaan?” 2. Erey lagu xiriiriyo weer sababley ah; sababtu waxaa weeye; maxaawacay; maxaayeelay; waayo. Tus. “Shalay kuuma imaan, maxaajiraa, hawl baan lahaa”.
Erayo la-mid ah
maxaaErey loo adeegsado wax wayddin sida: m. dhacay? Sida badanna…maxaadCirbad weyn oo lagu tolo jawaanka qobtolka, karnaashka iwm; …maxaansugaaNooc cawska ka mid ah oo marka roobku da'o dhaqso u soo baxa…maxabboJacayl. ld muxubbo.maxaddoXarunta baska tareenka iwm ka baxaan loogana dego.maxajabadQof haween ah oo aan guriga ka bixin. ld maxajabo.maxalIlmogaleenka dhaddigoodka; makaan; ilmoside; min.maxammasM. ah: bunka beerkisa marka inta la dubo la tumo ee uu daqii…

