Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

maxal

(-llo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Ilmogaleenka dhaddigoodka; makaan; ilmoside; min.

Erayo la-mid ah

maxaaErey loo adeegsado wax wayddin sida: m. dhacay? Sida badanna…maxaadCirbad weyn oo lagu tolo jawaanka qobtolka, karnaashka iwm; …maxaansugaaNooc cawska ka mid ah oo marka roobku da'o dhaqso u soo baxa…maxabboJacayl. ld muxubbo.maxaddoXarunta baska tareenka iwm ka baxaan loogana dego.maxajabadQof haween ah oo aan guriga ka bixin. ld maxajabo.maxammasM. ah: bunka beerkisa marka inta la dubo la tumo ee uu daqii…maxammasBun beerkii iyo qasharkii dubid.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms