Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

maxaa

ewe

Macnaha

Erey loo adeegsado wax wayddin sida: m. dhacay? Sida badanna magacuyaallo ayaa lagu lifaaqaa, sida: maxaad (maxaa+aad) rabtaa?

Erayo la-mid ah

maxaadCirbad weyn oo lagu tolo jawaanka qobtolka, karnaashka iwm; …maxaansugaaNooc cawska ka mid ah oo marka roobku da'o dhaqso u soo baxa…maxabboJacayl. ld muxubbo.maxaddoXarunta baska tareenka iwm ka baxaan loogana dego.maxajabadQof haween ah oo aan guriga ka bixin. ld maxajabo.maxalIlmogaleenka dhaddigoodka; makaan; ilmoside; min.maxammasM. ah: bunka beerkisa marka inta la dubo la tumo ee uu daqii…maxammasBun beerkii iyo qasharkii dubid.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms