Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

maxaddo

(-ooyin, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Xarunta baska tareenka iwm ka baxaan loogana dego.

Erayo la-mid ah

maxaaErey loo adeegsado wax wayddin sida: m. dhacay? Sida badanna…maxaadCirbad weyn oo lagu tolo jawaanka qobtolka, karnaashka iwm; …maxaansugaaNooc cawska ka mid ah oo marka roobku da'o dhaqso u soo baxa…maxabboJacayl. ld muxubbo.maxajabadQof haween ah oo aan guriga ka bixin. ld maxajabo.maxalIlmogaleenka dhaddigoodka; makaan; ilmoside; min.maxammasM. ah: bunka beerkisa marka inta la dubo la tumo ee uu daqii…maxammasBun beerkii iyo qasharkii dubid.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms