Qaamuuska Asalka
maxammas
MagacLafdheerikh
Macnaha
M. ah: bunka beerkisa marka inta la dubo la tumo ee uu daqiiq noqdo.
Erayo la-mid ah
maxaaErey loo adeegsado wax wayddin sida: m. dhacay? Sida badanna…maxaadCirbad weyn oo lagu tolo jawaanka qobtolka, karnaashka iwm; …maxaansugaaNooc cawska ka mid ah oo marka roobku da'o dhaqso u soo baxa…maxabboJacayl. ld muxubbo.maxaddoXarunta baska tareenka iwm ka baxaan loogana dego.maxajabadQof haween ah oo aan guriga ka bixin. ld maxajabo.maxalIlmogaleenka dhaddigoodka; makaan; ilmoside; min.maxammasanWax la maxammasay ahaansho (bun).
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
