Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

maxajabad

(-do, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Qof haween ah oo aan guriga ka bixin. ld maxajabo.

Erayo la-mid ah

maxaaErey loo adeegsado wax wayddin sida: m. dhacay? Sida badanna…maxaadCirbad weyn oo lagu tolo jawaanka qobtolka, karnaashka iwm; …maxaansugaaNooc cawska ka mid ah oo marka roobku da'o dhaqso u soo baxa…maxabboJacayl. ld muxubbo.maxaddoXarunta baska tareenka iwm ka baxaan loogana dego.maxalIlmogaleenka dhaddigoodka; makaan; ilmoside; min.maxammasM. ah: bunka beerkisa marka inta la dubo la tumo ee uu daqii…maxammasBun beerkii iyo qasharkii dubid.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms