Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

maxaad

(-ddo/-dyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Cirbad weyn oo lagu tolo jawaanka qobtolka, karnaashka iwm; maxaar. ld maxaar.

Erayo la-mid ah

maxaaErey loo adeegsado wax wayddin sida: m. dhacay? Sida badanna…maxaansugaaNooc cawska ka mid ah oo marka roobku da'o dhaqso u soo baxa…maxabboJacayl. ld muxubbo.maxaddoXarunta baska tareenka iwm ka baxaan loogana dego.maxajabadQof haween ah oo aan guriga ka bixin. ld maxajabo.maxalIlmogaleenka dhaddigoodka; makaan; ilmoside; min.maxammasM. ah: bunka beerkisa marka inta la dubo la tumo ee uu daqii…maxammasBun beerkii iyo qasharkii dubid.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms