Qaamuuska Asalka
dhinacfariisasho
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
Eeg: dhinacfariiso
Sidoo kale eeg:dhinacfariiso
Erayo la-mid ah
dhinWax intay ahaayeen in yar ka goyn.dhinac1. Doc; gees. 2. Hilib feero ah. 3. La dh. ah: cid, cid kale…dhinacdhawHal ilmo aanay dhalin, kuna sidkanayn lagu maalo.dhinaceeDhinac marid ama xigid.dhinacfariisoQofka agtiisa fariisasho.dhinacjoogQofka agtiisa joogid.dhinacsocoQof agtiisa socosho.dhinacyee1. Wax socda hal dhan ka marid. 2. Ra'yigiisa bedbeddelid (q…

