Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dhinacee

(-ceeyay, -caysay)
Falg2

Macnaha

Dhinac marid ama xigid.

Erayo la-mid ah

dhinWax intay ahaayeen in yar ka goyn.dhinac1. Doc; gees. 2. Hilib feero ah. 3. La dh. ah: cid, cid kale…dhinacdhawHal ilmo aanay dhalin, kuna sidkanayn lagu maalo.dhinacfariisoQofka agtiisa fariisasho.dhinacjoogQofka agtiisa joogid.dhinacsocoQof agtiisa socosho.dhinacyee1. Wax socda hal dhan ka marid. 2. Ra'yigiisa bedbeddelid (q…dhinbiilMidho jilicsan oo ka tirsan dirka leguminoosa, oo leh kaarba…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms