Qaamuuska Asalka
dhinac
(-cyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Doc; gees. 2. Hilib feero ah. 3. La dh. ah: cid, cid kale taageersan.
Erayo la-mid ah
dhinWax intay ahaayeen in yar ka goyn.dhinacdhawHal ilmo aanay dhalin, kuna sidkanayn lagu maalo.dhinaceeDhinac marid ama xigid.dhinacfariisoQofka agtiisa fariisasho.dhinacjoogQofka agtiisa joogid.dhinacsocoQof agtiisa socosho.dhinacyee1. Wax socda hal dhan ka marid. 2. Ra'yigiisa bedbeddelid (q…dhinbiilMidho jilicsan oo ka tirsan dirka leguminoosa, oo leh kaarba…

