Qaamuuska Asalka
dhinacfariiso
(-stay, -satay)Falg3
Macnaha
Qofka agtiisa fariisasho.
Erayo la-mid ah
dhinWax intay ahaayeen in yar ka goyn.dhinac1. Doc; gees. 2. Hilib feero ah. 3. La dh. ah: cid, cid kale…dhinacdhawHal ilmo aanay dhalin, kuna sidkanayn lagu maalo.dhinaceeDhinac marid ama xigid.dhinacjoogQofka agtiisa joogid.dhinacsocoQof agtiisa socosho.dhinacyee1. Wax socda hal dhan ka marid. 2. Ra'yigiisa bedbeddelid (q…dhinbiilMidho jilicsan oo ka tirsan dirka leguminoosa, oo leh kaarba…

