Qaamuuska Asalka
dhinacsoco
(-cday, -cotay)Falg3
Macnaha
Qof agtiisa socosho.
Erayo la-mid ah
dhinWax intay ahaayeen in yar ka goyn.dhinac1. Doc; gees. 2. Hilib feero ah. 3. La dh. ah: cid, cid kale…dhinacdhawHal ilmo aanay dhalin, kuna sidkanayn lagu maalo.dhinaceeDhinac marid ama xigid.dhinacfariisoQofka agtiisa fariisasho.dhinacjoogQofka agtiisa joogid.dhinacyee1. Wax socda hal dhan ka marid. 2. Ra'yigiisa bedbeddelid (q…dhinbiilMidho jilicsan oo ka tirsan dirka leguminoosa, oo leh kaarba…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
