Qaamuuska Asalka
dhin
(-imay, -intay; -imi)Falg1
Macnaha
Wax intay ahaayeen in yar ka goyn.
Erayo la-mid ah
dhinac1. Doc; gees. 2. Hilib feero ah. 3. La dh. ah: cid, cid kale…dhinacdhawHal ilmo aanay dhalin, kuna sidkanayn lagu maalo.dhinaceeDhinac marid ama xigid.dhinacfariisoQofka agtiisa fariisasho.dhinacjoogQofka agtiisa joogid.dhinacsocoQof agtiisa socosho.dhinacyee1. Wax socda hal dhan ka marid. 2. Ra'yigiisa bedbeddelid (q…dhinbiilMidho jilicsan oo ka tirsan dirka leguminoosa, oo leh kaarba…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
