Qaamuuska Asalka
dhinacdhaw
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Hal ilmo aanay dhalin, kuna sidkanayn lagu maalo.
Erayo la-mid ah
dhinWax intay ahaayeen in yar ka goyn.dhinac1. Doc; gees. 2. Hilib feero ah. 3. La dh. ah: cid, cid kale…dhinaceeDhinac marid ama xigid.dhinacfariisoQofka agtiisa fariisasho.dhinacjoogQofka agtiisa joogid.dhinacsocoQof agtiisa socosho.dhinacyee1. Wax socda hal dhan ka marid. 2. Ra'yigiisa bedbeddelid (q…dhinbiilMidho jilicsan oo ka tirsan dirka leguminoosa, oo leh kaarba…
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
