Qaamuuska Asalka
dabis
MagacLafdheeri
Macnaha
1. ld tabis. Cudur xoola ku dhaca oo calanaqsiga inay liqaan u diida. 2. Nooc ka mid ah deris kunnoolka caloosha dadka ku dhasha. 3. Nooc ka mid ah suuska timirta gala.
Erayo la-mid ah
dabidld dabniin.dabiib1. (-bbo,m.dh) Qof yaqaan sida wax loo daaweeyo; dakhtar. 2.ā¦dabiibCid daaweyn.dabiibidld dabiib¹ (3).dabiici1. D. ah: abuurista Eebbe wax ka soo jeeda. 2. D. ah: caadi.dabinBir, siriq, god iwm oo loo dhigo nafleyda si loo qabto.dabindhuudNeef ugaar ah oo aan gelin dabinka loo dhigo.dabinqool1. Siriqda xarigga la rabo in wax lagu qabto. 2. Shirqool.

