Qaamuuska Asalka
dabiibid
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld dabiib¹ (3).
Erayo la-mid ah
dabidld dabniin.dabiib1. (-bbo,m.dh) Qof yaqaan sida wax loo daaweeyo; dakhtar. 2.…dabiibCid daaweyn.dabiici1. D. ah: abuurista Eebbe wax ka soo jeeda. 2. D. ah: caadi.dabinBir, siriq, god iwm oo loo dhigo nafleyda si loo qabto.dabindhuudNeef ugaar ah oo aan gelin dabinka loo dhigo.dabinqool1. Siriqda xarigga la rabo in wax lagu qabto. 2. Shirqool.dabis1. ld tabis. Cudur xoola ku dhaca oo calanaqsiga inay liqaan…

