Qaamuuska Asalka
dabid
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld dabniin.
Erayo la-mid ah
dabiib1. (-bbo,m.dh) Qof yaqaan sida wax loo daaweeyo; dakhtar. 2.…dabiibCid daaweyn.dabiibidld dabiib¹ (3).dabiici1. D. ah: abuurista Eebbe wax ka soo jeeda. 2. D. ah: caadi.dabinBir, siriq, god iwm oo loo dhigo nafleyda si loo qabto.dabindhuudNeef ugaar ah oo aan gelin dabinka loo dhigo.dabinqool1. Siriqda xarigga la rabo in wax lagu qabto. 2. Shirqool.dabis1. ld tabis. Cudur xoola ku dhaca oo calanaqsiga inay liqaan…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
