Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dabindhuud

MagacLafdheeri

Macnaha

Neef ugaar ah oo aan gelin dabinka loo dhigo.

Erayo la-mid ah

dabidld dabniin.dabiib1. (-bbo,m.dh) Qof yaqaan sida wax loo daaweeyo; dakhtar. 2.…dabiibCid daaweyn.dabiibidld dabiib¹ (3).dabiici1. D. ah: abuurista Eebbe wax ka soo jeeda. 2. D. ah: caadi.dabinBir, siriq, god iwm oo loo dhigo nafleyda si loo qabto.dabinqool1. Siriqda xarigga la rabo in wax lagu qabto. 2. Shirqool.dabis1. ld tabis. Cudur xoola ku dhaca oo calanaqsiga inay liqaan…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms