Qaamuuska Asalka
dabinqool
(-llo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Siriqda xarigga la rabo in wax lagu qabto. 2. Shirqool.
Erayo la-mid ah
dabidld dabniin.dabiib1. (-bbo,m.dh) Qof yaqaan sida wax loo daaweeyo; dakhtar. 2.…dabiibCid daaweyn.dabiibidld dabiib¹ (3).dabiici1. D. ah: abuurista Eebbe wax ka soo jeeda. 2. D. ah: caadi.dabinBir, siriq, god iwm oo loo dhigo nafleyda si loo qabto.dabindhuudNeef ugaar ah oo aan gelin dabinka loo dhigo.dabis1. ld tabis. Cudur xoola ku dhaca oo calanaqsiga inay liqaan…
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
