Qaamuuska Asalka
dabiib
MagacLafdheeri
Macnaha
1. (-bbo,m.dh) Qof yaqaan sida wax loo daaweeyo; dakhtar. 2. Dacarfal. 3. ld dabiibid.
Erayo la-mid ah
dabidld dabniin.dabiibidld dabiib¹ (3).dabiici1. D. ah: abuurista Eebbe wax ka soo jeeda. 2. D. ah: caadi.dabinBir, siriq, god iwm oo loo dhigo nafleyda si loo qabto.dabindhuudNeef ugaar ah oo aan gelin dabinka loo dhigo.dabinqool1. Siriqda xarigga la rabo in wax lagu qabto. 2. Shirqool.dabis1. ld tabis. Cudur xoola ku dhaca oo calanaqsiga inay liqaan…

