Qaamuuska Asalka
dabin
(-nno, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Bir, siriq, god iwm oo loo dhigo nafleyda si loo qabto.
Erayo la-mid ah
dabidld dabniin.dabiib1. (-bbo,m.dh) Qof yaqaan sida wax loo daaweeyo; dakhtar. 2.…dabiibCid daaweyn.dabiibidld dabiib¹ (3).dabiici1. D. ah: abuurista Eebbe wax ka soo jeeda. 2. D. ah: caadi.dabindhuudNeef ugaar ah oo aan gelin dabinka loo dhigo.dabinqool1. Siriqda xarigga la rabo in wax lagu qabto. 2. Shirqool.dabis1. ld tabis. Cudur xoola ku dhaca oo calanaqsiga inay liqaan…

