Qaamuuska Asalka
xamaasad
MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Dareen xooggan oo nafsaani ah oo ka dhasha dhacdo beerqaad leh oo qofku muujiyo farxad, jidbo, yaab iwm. 2. Ficil.
Erayo la-mid ah
xamaal/mg1 (-aalay, -aashay) ld xam- maal².xamaanAlaab aan qiimo badan lahayn oo guryaha looga dhaqmo. ld xamâŚxamaarCiid dhexdeeda wax ka raadin.xamaarashold xamaarad.xamaaratoNafleyda inteeda xamaa- rasho ku socota: waxay leeyihiin lugâŚxamaaroAyadoo la dhabbacanyahay bog ku socosho.xamakowGeed aan dhulka ka kicin oo leh laamo buurbuuran oo wada hilâŚxamarX. ah: midab guduudan.

