Qaamuuska Asalka
xamaal
FalGoobjoog
Macnaha
/mg1 (-aalay, -aashay) ld xam- maal².
Erayo la-mid ah
xamaanAlaab aan qiimo badan lahayn oo guryaha looga dhaqmo. ld xam…xamaarCiid dhexdeeda wax ka raadin.xamaarashold xamaarad.xamaaratoNafleyda inteeda xamaa- rasho ku socota: waxay leeyihiin lug…xamaaroAyadoo la dhabbacanyahay bog ku socosho.xamaasad1. Dareen xooggan oo nafsaani ah oo ka dhasha dhacdo beerqaa…xamakowGeed aan dhulka ka kicin oo leh laamo buurbuuran oo wada hil…xamarX. ah: midab guduudan.

