Qaamuuska Asalka
xamaaro
(-rtay, -ratay)Falg3
Macnaha
Ayadoo la dhabbacanyahay bog ku socosho.
Erayo la-mid ah
xamaal/mg1 (-aalay, -aashay) ld xam- maal².xamaanAlaab aan qiimo badan lahayn oo guryaha looga dhaqmo. ld xamâŚxamaarCiid dhexdeeda wax ka raadin.xamaarashold xamaarad.xamaaratoNafleyda inteeda xamaa- rasho ku socota: waxay leeyihiin lugâŚxamaasad1. Dareen xooggan oo nafsaani ah oo ka dhasha dhacdo beerqaaâŚxamakowGeed aan dhulka ka kicin oo leh laamo buurbuuran oo wada hilâŚxamarX. ah: midab guduudan.

