Qaamuuska Asalka
xamaarato
MagacDhexdhexaadUrursi
Macnaha
Nafleyda inteeda xamaa- rasho ku socota: waxay leeyihiin lugo gaag- gaaban oo gummudyo la moodo (diin, ya-xaas, kd.).
Erayo la-mid ah
xamaal/mg1 (-aalay, -aashay) ld xam- maal².xamaanAlaab aan qiimo badan lahayn oo guryaha looga dhaqmo. ld xam…xamaarCiid dhexdeeda wax ka raadin.xamaarashold xamaarad.xamaaroAyadoo la dhabbacanyahay bog ku socosho.xamaasad1. Dareen xooggan oo nafsaani ah oo ka dhasha dhacdo beerqaa…xamakowGeed aan dhulka ka kicin oo leh laamo buurbuuran oo wada hil…xamarX. ah: midab guduudan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
