Qaamuuska Asalka
xamaar
(-ray, -rtay)Falg1
Macnaha
Ciid dhexdeeda wax ka raadin.
Erayo la-mid ah
xamaal/mg1 (-aalay, -aashay) ld xam- maal².xamaanAlaab aan qiimo badan lahayn oo guryaha looga dhaqmo. ld xamâŚxamaarashold xamaarad.xamaaratoNafleyda inteeda xamaa- rasho ku socota: waxay leeyihiin lugâŚxamaaroAyadoo la dhabbacanyahay bog ku socosho.xamaasad1. Dareen xooggan oo nafsaani ah oo ka dhasha dhacdo beerqaaâŚxamakowGeed aan dhulka ka kicin oo leh laamo buurbuuran oo wada hilâŚxamarX. ah: midab guduudan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
