Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xamaan

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Alaab aan qiimo badan lahayn oo guryaha looga dhaqmo. ld xamaamo.

Erayo la-mid ah

xamaal/mg1 (-aalay, -aashay) ld xam- maal².xamaarCiid dhexdeeda wax ka raadin.xamaarashold xamaarad.xamaaratoNafleyda inteeda xamaa- rasho ku socota: waxay leeyihiin lug…xamaaroAyadoo la dhabbacanyahay bog ku socosho.xamaasad1. Dareen xooggan oo nafsaani ah oo ka dhasha dhacdo beerqaa…xamakowGeed aan dhulka ka kicin oo leh laamo buurbuuran oo wada hil…xamarX. ah: midab guduudan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms