Qaamuuska Asalka
sibiree
(-reeyay, -raysay)Falg2
Macnaha
Aqal iwm dhul-dhaciisa shamiinto ku kebisid.
Erayo la-mid ah
sibiib/dh ld sabiib.sibiibixS. ah: meel kor siman ama qoyan oo lagu simbiriirixanayo.sibiibixashold sibiibixo¹ (2).sibiibixiWax meel siman ama qoyan ku taraarixin.sibiibixo1. Meel siman ama qoyan oo lagu siibto. 2. ld sibiibixasho.sibiibixoMeel siman ama qoyan ku simbiriirixasho.sibir1. Xabag qaraar oo daawo ahaan loo isticmaalo. 2. Shamiinto.…sibir1. Lugta dambe ee geela boqonteeda. 2. Maraqsaarta geela.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
