Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

sibiibixi

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

Wax meel siman ama qoyan ku taraarixin.

Erayo la-mid ah

sibiib/dh ld sabiib.sibiibixS. ah: meel kor siman ama qoyan oo lagu simbiriirixanayo.sibiibixashold sibiibixo¹ (2).sibiibixo1. Meel siman ama qoyan oo lagu siibto. 2. ld sibiibixasho.sibiibixoMeel siman ama qoyan ku simbiriirixasho.sibir1. Xabag qaraar oo daawo ahaan loo isticmaalo. 2. Shamiinto.…sibir1. Lugta dambe ee geela boqonteeda. 2. Maraqsaarta geela.sibireeAqal iwm dhul-dhaciisa shamiinto ku kebisid.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms