Qaamuuska Asalka
sibir
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Xabag qaraar oo daawo ahaan loo isticmaalo. 2. Shamiinto. 3. Dhul-dhaca aqalka oo la kebisey.
Erayo la-mid ah
sibiib/dh ld sabiib.sibiibixS. ah: meel kor siman ama qoyan oo lagu simbiriirixanayo.sibiibixashold sibiibixo¹ (2).sibiibixiWax meel siman ama qoyan ku taraarixin.sibiibixo1. Meel siman ama qoyan oo lagu siibto. 2. ld sibiibixasho.sibiibixoMeel siman ama qoyan ku simbiriirixasho.sibireeAqal iwm dhul-dhaciisa shamiinto ku kebisid.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
