Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

sibiibixasho

MagacFalDhexdhexaad

Macnaha

ld sibiibixo¹ (2).

Erayo la-mid ah

sibiib/dh ld sabiib.sibiibixS. ah: meel kor siman ama qoyan oo lagu simbiriirixanayo.sibiibixiWax meel siman ama qoyan ku taraarixin.sibiibixo1. Meel siman ama qoyan oo lagu siibto. 2. ld sibiibixasho.sibiibixoMeel siman ama qoyan ku simbiriirixasho.sibir1. Xabag qaraar oo daawo ahaan loo isticmaalo. 2. Shamiinto.…sibir1. Lugta dambe ee geela boqonteeda. 2. Maraqsaarta geela.sibireeAqal iwm dhul-dhaciisa shamiinto ku kebisid.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms