Qaamuuska Asalka
sibiibixo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Meel siman ama qoyan oo lagu siibto. 2. ld sibiibixasho.
Erayo la-mid ah
sibiib/dh ld sabiib.sibiibixS. ah: meel kor siman ama qoyan oo lagu simbiriirixanayo.sibiibixashold sibiibixo¹ (2).sibiibixiWax meel siman ama qoyan ku taraarixin.sibir1. Xabag qaraar oo daawo ahaan loo isticmaalo. 2. Shamiinto.…sibir1. Lugta dambe ee geela boqonteeda. 2. Maraqsaarta geela.sibireeAqal iwm dhul-dhaciisa shamiinto ku kebisid.

