Qaamuuska Asalka
sibiib
MagacLafdheeri
Macnaha
/dh ld sabiib.
Erayo la-mid ah
sibiibixS. ah: meel kor siman ama qoyan oo lagu simbiriirixanayo.sibiibixashold sibiibixo¹ (2).sibiibixiWax meel siman ama qoyan ku taraarixin.sibiibixo1. Meel siman ama qoyan oo lagu siibto. 2. ld sibiibixasho.sibiibixoMeel siman ama qoyan ku simbiriirixasho.sibir1. Xabag qaraar oo daawo ahaan loo isticmaalo. 2. Shamiinto.…sibir1. Lugta dambe ee geela boqonteeda. 2. Maraqsaarta geela.sibireeAqal iwm dhul-dhaciisa shamiinto ku kebisid.

