Qaamuuska Asalka
shabshable
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Geed-nagaar leh caleemo iyo ubax yaryar, aan qodax lahayn oo wax lagu daaweeyo. 2. Hab ceel biyo looga soo saaro oo laba nin si dhaqso badan wadaanta u soo bixiyaan. 3. Cayaar kuwa hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed ka mid ah oo leh jiib iyo jaan, ragga iyo dumarkuna wada dheelaan.
Erayo la-mid ah
shabaabS. ah: nin dhallinyaro ah; barbaar.shabaabnimoShabaab ahaansho.shabaagAaladaha kallunka lagu dabto nooc ka mid ah oo ka samaysan x…shabaakoDalool albaabka ka yar oo lagu sameeyo dhismooyinka, maraaki…shabag1. Daliigyo silig ama caag ah oo sida shabaagta u samaysan o…shabaqleBaabuur dusha sare shabaq bir ah ku leh oo maxaabiista lagu …shabashaboCayaar ka mid ah cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka oo jiib, jaa…shabbaax1. Dabridka toogta lagu barto. 2. Dabrid.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
