Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

shabag

(-gyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Daliigyo silig ama caag ah oo sida shabaagta u samaysan oo dhowraarin loogu talaggalo. 2. Nooc kabaha ka mid ah oo ka samaysan maas ama rabar. ld shabaq, shabaag.

Erayo la-mid ah

shabaabS. ah: nin dhallinyaro ah; barbaar.shabaabnimoShabaab ahaansho.shabaagAaladaha kallunka lagu dabto nooc ka mid ah oo ka samaysan x…shabaakoDalool albaabka ka yar oo lagu sameeyo dhismooyinka, maraaki…shabaqleBaabuur dusha sare shabaq bir ah ku leh oo maxaabiista lagu …shabashaboCayaar ka mid ah cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka oo jiib, jaa…shabbaax1. Dabridid toog ku barasho. 2. Dabrid shiish ku tartamid.shabbaax1. Dabridka toogta lagu barto. 2. Dabrid.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms