Qaamuuska Asalka
shabaab
MagacLafdheerikh
Macnaha
S. ah: nin dhallinyaro ah; barbaar.
Erayo la-mid ah
shabaabnimoShabaab ahaansho.shabaagAaladaha kallunka lagu dabto nooc ka mid ah oo ka samaysan x…shabaakoDalool albaabka ka yar oo lagu sameeyo dhismooyinka, maraaki…shabag1. Daliigyo silig ama caag ah oo sida shabaagta u samaysan o…shabaqleBaabuur dusha sare shabaq bir ah ku leh oo maxaabiista lagu …shabashaboCayaar ka mid ah cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka oo jiib, jaa…shabbaax1. Dabridid toog ku barasho. 2. Dabrid shiish ku tartamid.shabbaax1. Dabridka toogta lagu barto. 2. Dabrid.

