Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

shabaako

(-ooyin, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Dalool albaabka ka yar oo lagu sameeyo dhismooyinka, maraakiibta, dayuuradaha, baabuurta iwm, la xiri karo lana furi karo oo loogu talaggalay in ay hawada iyo ilaysku ka soo galaan. ld shubaako.

Erayo la-mid ah

shabaabS. ah: nin dhallinyaro ah; barbaar.shabaabnimoShabaab ahaansho.shabaagAaladaha kallunka lagu dabto nooc ka mid ah oo ka samaysan x…shabag1. Daliigyo silig ama caag ah oo sida shabaagta u samaysan o…shabaqleBaabuur dusha sare shabaq bir ah ku leh oo maxaabiista lagu …shabashaboCayaar ka mid ah cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka oo jiib, jaa…shabbaax1. Dabridid toog ku barasho. 2. Dabrid shiish ku tartamid.shabbaax1. Dabridka toogta lagu barto. 2. Dabrid.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms