Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

shabaag

MagacDhexdhexaadUrursi

Macnaha

Aaladaha kallunka lagu dabto nooc ka mid ah oo ka samaysan xarko dun ah oo laysku saabcaareeyey oo wada ilo ah.

Erayo la-mid ah

shabaabS. ah: nin dhallinyaro ah; barbaar.shabaabnimoShabaab ahaansho.shabaakoDalool albaabka ka yar oo lagu sameeyo dhismooyinka, maraaki…shabag1. Daliigyo silig ama caag ah oo sida shabaagta u samaysan o…shabaqleBaabuur dusha sare shabaq bir ah ku leh oo maxaabiista lagu …shabashaboCayaar ka mid ah cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka oo jiib, jaa…shabbaax1. Dabridid toog ku barasho. 2. Dabrid shiish ku tartamid.shabbaax1. Dabridka toogta lagu barto. 2. Dabrid.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms